Waa mid ka maansooyinkayga oo sawr ah

Cibaado ilaahaybaa leh
Amaana rasuulkoiibaa leh
Edaabna dadkiisibaa leh
Adeecnimo waalidbaa leh
Adkaysi non geesiyaa leh
Aftahnimo iyo abwaana
aniyo inta ila midaa leh

Comments

Popular Posts