Skip to main content

Posts

mansooyin xiise leh

HEESTA DHEEMAN KAAHA

Dharaartii ugu horaysay Markaan dhaayaha ka qaaday Jidhkaba dhidiba I qooyey Waxbaa dhimirkayga qaatay Sidaan ahay dhoore mooge Dhabcaan maranoo la jiidhay Shoogba igu dhagay dareen leh Anoo dhaqdhaqaaqahayn Dhanaba aan eegahaynin Sidoon ahay udub dhighaysta Ayaan  dhidbanaa hortaada Kolkaan xoogaa dhamaystay Daqiiqado koomo dhaafay Wuxuunbaa ii dhawaaqday Waxaan la dhakoolay aafo Anoo dhagar  qabin xanuuna Hadana dhinacbaan u liitay Wareer dhakafaar ka qaaday Dhalaanka sidiisa ooyey ❤❤❤❤❤❤❤ Dhada igu soo da,aysay Banana dhaxantaan u jiifay Dhinacna qoraxdaa I haysay Cadeedaa igu dhacaysay Kulayl dhamacbaa shidaysay Dhannaba maan eegahayne Adaa igu dherersanaayey Ashaw dhalanteedka beenta Naftaydani dali dhacaysa Quruxda gabadhaan la dhoohmay Waxaan galay dheelalaabo ❤❤❤❤❤❤❤ Dhamaan hablaheena geeska Markaan dhexmareen ileeyey Marnaba dhaayaha ma ...

Latest Posts

riwaayad cajiib ah Ex Al-Jazeera

Gabaygii Dayaxii hawd wasiir khadar haji

XIFAALTAN waa maanso qiso dhab ah ka abuurantay waxay ka hadlaysaa hablaha iyo dhibaatada ka qabsata reerkay u dhaxday marka la guursado

Xod-xodasho waa maanso ka turjumaysa qisa dhab ah oo ku dhacday gabadh soomaliyeed

Bidhaan Qurux

Tijaabi nasiibkaaga

Riyo waa maanso ka hadlaysa aafada tahriibka iyo nimcada dalkeena taala

HAMUUMYO WAA MAANSO QIIRO LEH OO WADANIYA

Hambalyadii FARXAAN NUR JAMAC IYO UBAH ABDI NUUR

Dareenka fogbaa wax haga