Maansadii raffaad
Haduu jini ku riyaaqo
Rabaasto hadaad raxlayso
Naftaada halaag ku riixdo
Tahriibta ku raaracayso
Rafaadbaad korodhsataaye
Naftaada ka daa rajaynta
Riyada beentaa khusaysa
Ha moodin rooday talyaani
Inay lcg raaran taalo
Intaan lafa ruug dhex joogo
Walee roomi ima taqaano
Rabiga i abuurtay waa mid
Reer yurub waxba uma aqaa.......comminng soon incha Allh
Rabaasto hadaad raxlayso
Naftaada halaag ku riixdo
Tahriibta ku raaracayso
Rafaadbaad korodhsataaye
Naftaada ka daa rajaynta
Riyada beentaa khusaysa
Ha moodin rooday talyaani
Inay lcg raaran taalo
Intaan lafa ruug dhex joogo
Walee roomi ima taqaano
Rabiga i abuurtay waa mid
Reer yurub waxba uma aqaa.......comminng soon incha Allh

Hal Abuur Nur muxumed Nur Tacabir
ReplyDeleteGabyaa ka faaloodaa suugaanta soomalida
ReplyDeleteTacabir
Gabyaa ka faaloodaa suugaanta soomalida
ReplyDeleteTacabir